Maxkamad xukuntay Haweeney Soomaali ah oo kooxda Daacish ku biiri rabtay

Haweenay Soomaali ah oo aan magaceeda la sheegin ayaa maanta Maxkamad ku taalla magaalada Oslo ee dalka Norwey waxay ku xukuntay xabsi labo sano iyo bar ah, kadib markii lagu helay danbi lagu soo eedeeyay iney ku biiri rabtay ururka Daacish. Haweenaydan ayaa laga soo qabtay dalka Austria sanadkii 2017, iyadoo xiligaas wadatay lacag gaareyso … Continue reading Maxkamad xukuntay Haweeney Soomaali ah oo kooxda Daacish ku biiri rabtay